Video:-Dhismaha Hotel casri ah oo garoonka Diyaaradaha Bosaso yeelanayo oo la dhagaxdhigay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa dhagax-dhigay dhismaha Hotel casriya oo uu yeelan doono Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Halkan ka daawo muuqaalka