Video:-Madaxweyne Deni oo ka jeediyay khudbad daahfurka Wajiga 2-Aad Ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeediyey munaasibadda daah-furka dhammaystirka wejiga 2-aad iyo dhagax dhigga bilawga wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Halkan ka daawo muuqaalka