Dhismaha Bangiga Dowlada Puntland laantiisa Bosaso oo la Dhagax-dhigay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni,ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Bankiga Dowladda Laantiisa Magaalada Bosaso.

Horay,waxaa loo dhisay Xarunta Dhexe ee Bangiga ee Caasimada Garowe.

Sidoo kale,waxaa diyaar ah dhismaha Laanta Gaalkacyo.