Garoonka Kubada Cagta Bosaso oo si casri ah oo loo dhisayo

Garoonka Kubada Cagta Bosaso oo si casri ah oo loo dhisayo,ayaa la Dhagax dhigayaa Maanta.

Dhismahan Garoonkan waxaa maalgelinaysa Dowlada Imaaraadka Carabta.

Waa u muhiim Bulshada dhismaha Garoonka Kubada Cagta Bosaso.