Markab sida Qalabka lagu dhisayo Balaarinta Dekeda Bosaso,ayaa kusoo xirtay Dekedda magaalada Bosaso.
Dhismaha Wajiga 1-Aad ee Dekeda Bosaso oo dhan 150-Mitir,ayaa bilaabatay,waxuuna soo gabagaboobayaa dhamaadka Sanadkan.
Puntland qiimo weyn ayay uleedahay balaarinta Dekeda Bosaso.














