Video:-Gudiga Doorashada PL oo aan shaacin Cadadka Dadka laga diiwaangeliyay Sadexda Gobol

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ma sheegin Dadka laga diiwaangeliyay Sadexda Gobol ee uu ku dhawaaqay in lasoo afmeeray.

Sababta loo qariyay Dadka isdiiwaangeliyay,waxaa la aaminsan yahay in ay yar yihiin oo laga gabaday in Bulshada lala hor yimaado.

In loo gudbo Wajiga 2-Aad,waxaa ka horaysa in laysla fahmo Wajigii 1-Aad shaqada la qabtay.

Diiwaangelinta dhaliilo waa weyn,ayaa dil hoganaya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka