Video:-Afhayeenka argagixisada oo qiray in Lacagihii laga xayiray

Nuxurka Shirka jaraa’id ee Afhayeenka Ururka srgagixisada ah ee AlShabaab Cali Dheere,ayaa kusoo koomaya Sadex Qodob oo kala ah..

1.In uu si dadban uqiray Lacagaha laga xayiray.

2.In uu uhanjabo Bangiyada raacay awaamiirta Dowlada iyo xeerarka caalamiga ah ee wareega Lacagta.

3.In uu Shacabka kiciyo,isagoo ka duulaya danaha dhaqaale ee Shabaab.

Sida muuqata Shabaab waxaa saamayn xoogan ku yeeshay dagaalka dhaqaale ee lagu qaaday,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka