Video:-Garaadada Laascaanood oo ujawaabay Muuse Biixi

“Argagixiso aan ahayn Ciidankiisa kuma ogayn Sool,Anagu ma nihin argagixiso ee waxaan nahay Beel Deegaankeeda Aayihiisa ka tashanaysa oo Dowladaha dariska ah iyo Gobolada kalaba ka amaan helayaan oo ku filan Dadkeeda iyo Dhulkeeda”Ayay yiraahdeen Garaadada ku shiraya Laascaanood.

Hadalkan,waxuu jawaab cad uyahay kii kasoo baxay Muuse Biixi Shalay ee uu ku lahaa waxa Laascaanood iskugu tagay waa argagixiso.

Halkan ka daawo muuqaalka hadalka Garaadada