Masuuliyiin hore iyo Siyaasiyiin Bayaan kasoo saaray xaalka Laascaanood

Masuuliyiin hore iyo Siyaasiyiin,ayaa soo saaray Bayasn ku aadan xaalka Laascaanood.

Waxay kor istaageen Qodobo muhiim ah..

1.Dowlada Fadaraalka ah waxay ka dalbadeen in ay cadayso mowqifkeeda ku aadan Xaalka Laascaanood.

2.Wada hadallada xal kama danbaysa loogu helayo tabashada reer Hargaysa in la bilaabo.

3.In wada hadallada ay goob joog ka ahaadaan dhamaan qaybaha ay ku qusayso dooda reer Somaliland.

4.Dowlada Fadaraalka ah in ay qaadato masuuliyada ka saaran Bulshada Laascaanood.

5.Shacabka Laascaanood tacadiyada Somaliland ugaysatay ayay xuseen.

Waa Bayaan loo baahnaa yimidna xiligiisii.