Video:-Garaad C.Garaad Saleebaan oo jawaabo Madfac ah ku dhuftay Ina Kaahin Posted By: Idil News Staff February 3, 2023 “Ina Kaahinoow anigu kuma nooleyn Balidhiig & Burco. Laascaanood baan joogay, anigaana iska leh tan ee Maxamed Abokor iyo Reer Daahir midna ma leh..”Ayuu yiri Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook