Shaqaalaha Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha ee Gobolka Nugaal,ayaa loo furay tababarkoodii.
Bulshadu waa isu diyaarisay in ay isdiiwaangeliyaan oo Beeluhu waxay ku jiraan tartan dhanka Dad badnida ah.
Aaran-shaydaan goolaaftan iyo hunbaalayn maahee wax kale mahayaan,kumana dhacaan in ay ridaan Xabad kasoo horjeeda Diiwaangelinta.
Halkan ka daawo muuqaalka
Jibril Qoobey.



