Dagaal xoog leh oo ka bilowday Laascaanood Posted By: Idil News Staff February 6, 2023 Laascaanood dhinaca Bari xiga ee gudaha magaalada ah ayaa waxaa ka socda Dagaal culus oo la isu adeegsanayo Hubka waa weyn. Lasoco warka oo faahfaahsan. Share this:TwitterFacebook