Maalinkii Labaad oo isdifaaca Shacabka Laascaanood uu socdo

Dagaal durba guulo laga soo sheegayo,ayaa ka socda Laascaanood Maalinkii Labaad.

Yoolka halgamayaashu waa in Taliska Maleeshiyada Beesha Isaaq iyo horgalladooda ee Gooja-cade lagalo.

Inkastoo Maamulka Puntland uusan qaadan doorkiisa difaaca Laascaanood hadana guud ahaan Shacabka Puntland oo Beelaysan gudo iyo dibad gurmad xoog leh ayay wadaan.

Dagaalkan waa burburinta hanka gooni goosadka iyo ilaalinta Midnimada Somaliyed.

Jibril Qoobey.