Mudug oo udirtay Laascaanood gurmad Caafimaad oo iskugu jira Dhakhaatiir,Qalab iyo Gaadiid

Ururka dhakhaatiirta Gobalka Mudug ayaa Dhakhaatiir,Kalkaaliyaal Caafimaad,Amblance,Dawo iyo Dhiig u diray magaalada Laascaanood , halkaasi oo ay ka howlgali doonaan , si ay u caawiyaan dadka dagaalka ku waxyeeloobay.

Kooxda caafimaad ee ka baxday Gobalka Mudug,ayaa ka kooban.

  1. General surgeon ( dhaqtarka qaliimada guud).
  2. Orthopedic surgeon (dhaqtarka lafaha)
  3. Anesthesia (suuxiyaha )
  4. 2 nurses ( kalkaaliyaal )
  5. Dhamaan dawadii ay u baahnayeen team kaas
  6. Hal Amblance
  7. Dhiig badan oo la shubay

Daljir.