Video:-Dowlada Fadaraalka ah oo si jilicsan uga hadashay dagaalka Laascaanood

Mowqif cad oo macno usamaynaya reer Sool ma sheegin Dowlada Fadaraalka,kaliya hadal ku qaboojin ah oo ay iskaga dajinayso cadaadiska saarnaa ayay shaacisay.

Halkan ka daawo muuqaalka