Video:-Mid ka mid ah muuqaalladii ugu qiirada badnaa Ee dhul-gariirka ku dhuftay Turki iyo Siiriya

Kooxaha samata bixinta,ayaa helay wiil yar Qaxooti Suuriyaan ah oo ku hoos jira burburka dhismo dumay oo ku yaalla magaalada Hatay ee koonfurta Turkiga.

Shaqaaluhu waxay Biyo ku siiyeen Caagad Furkeed ka hor inta aysan kasoo saarin burburka ku dhawaad ​​​​45-Saacadood kadib.

Waa muuqaalkii ugu darnaa ee laga soo duubay Dhulgariirka ku dhuftay Trkiga iyo Siiriya.

Halkan ka daawo.