Xisbiga UCID ee F. Waraabe oo ka digay sii socoshada dagaalka Laascaanood (VIDEO)

Xisbiga UCID ee Somaliland oo uu hoggaamiyo Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay xabad-joojinta halka dhinac ah ee uu ku dhawaaqay maamulka Muuse Biixi Cabdi, waxaana ay ka digeen sii socoshada dagaalka magaalada Laascaanood ee gobalka Sool.

UCID ayaa sheegay in gacmo-shisheeye ay ku jiraan dagaalka Laascaanood.

IDILNEWS