Video:-Dhoolatuskii Milateri Ee ka dhici lahaa Berbera oo loo wareejiyay Mombasa

Dhoolatuskii ka dhici lahaa Magaalada Dekeda ah ee Berbera,ayaa loo leexiyay Magaalada Mombasa Dalka Kenya.

Dhoolatuskan oo uu hogaaminayo Maraykanka,ayaa waxaa ka qaybgelaya ugu yaraan 20-Wadan.

Sababta looga leexiyay Berbera,ayaa loo fahansan yahay xasuuqa Shacabka Laascaanood uu Maamulka Somaliland ku hayo.

Waxaa muuqata in Beesha Caalamku aqbashay Somalidu in ay tahay Beelo haday isku helaan awoodna isku isticmaalaya.

Maamulka Somaliland,ayaa xasuuqa Shacabka Laascaanood ku waayay Mashruucyo waa weyn oo macno ulahaan lahaa oo uu ka mid yahay Dhoolatuskan oo ahaa fursad dhinacyo badan ulahayd.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://lm.facebook.com/l.php?u=https%3A%2F%2Fwww.kenyans.co.ke%2Fnews%2F85594-inside-us-militarys-largest-exercise-involving-20-countries-launched-kenya-video&h=AT38bUe9fz8kyIMpyYZ-Q8qJdJiLK3EPDWAcdwI1PMnV15hT6ZpuMNQoSFLT2Dmkt_I1p4zhjgBrEZ7bDNFh2nLdZxNEx_FOW1CdSQbMUpaBcmAI64ojHPaCTr0ZHs3iUg