DEG-DEG: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday kantaroolka Boosaaso

Maleeshiyaad katirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday kantaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, halkaas oo ay farriisimo ku leeyihiin ciidamada Puntland.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa hadda kantaroolka Boosaaso, ciidamo kooban oo ku sugnaa goobta ayaa la sheegay in ay iska difaacayaan.

Wixii kasoo kala soco Idilnews