Akhriso: Shacabka xaafadda Dayaxa ee Boosaaso oo u gar-dhigtay Deni

Bulshada Xaafada Dayaxa magaalada Boosaaso oo dhambaal gar-dhigasho ah u dirtay madaxweynaha Puntland Said Deni.

“30 sano ayay dekedda Boosaaso shaqaynaysay, maalin isbaaro looma dhigan, amni-darona kama dhicin, Amaantaas waxaa iska leh dadka xaafadaas deggan, mudnaanteediina ma helin” ayaa lagu yiri war-saxaadeedka kasoo baxay shacabka xaafada Dayax ee Boosaaso.