VIDEO: Cali Xaaji oo ka hadlay gabood-fallada Somaliland ka geysatay Laascaanood

Cali Xaaji Warsame, oo horey u soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntlanad ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Al-Jazeera English’ kaga warbixiyay dagaalada ka soconaya magaalada Laascaanood iyo gabood-fallada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee maamulka Muuse Biixi ka geystay Laascaanood.