Akhriso: Puntland oo joojisay qodista xarigga Fiber-ka ee SOMTEL

Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa amartay shirkadda SOMTEL in ay joojiso qodista xarigga Fiber-ka ee ay ka wado deegaannada Puntland, kadib markii shaqaalaheedu ay ka gooyeen agagaarka degmada Waaciya ee gobalka Karkaar, xarigga Fiber-ka ee shirkadda Golis.