VIDEO: Duqa Laascaanood “Somaliland 24 berri bay dishay 210 qof”

Duqa degmada Laascaanood ee gobalka Sool, Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu 24 berri gudahood ku dilay Laascaanood 210 qof, halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 680.