Video:-Loolan adag oo kasoo wajahay Jamhuuriyiinta Miisaaniyada Biden soo gudbiyay

Miisaaniyadda cusub,ayaa waxaa ku jira siyaasado kala duwan, sida in kor loo qaado cashuurta shirkadaha waaweyn iyo maalqabeenada.

Hase ahaatee xildhibaanada xisbiga Jamhuuriga ee mucaaradka ah, ayaa markiiba ka horyimid hindisaha miisaaniyadda ee madaxweynuhu soo bandhigay, iyaga oo sheegay inaanay ansixin doonin.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden,ayaa Khamiistii daaha ka rogay qorshaha kharashaadka Dowladda ee sannadka 2024, kaas oo gaaraya illaa $6.8 Trillion oo dollar,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka