Qodob ka mid ah Ajandihii Shirka Baydhabo oo laga saaray

Waxaa jira warar sheegaya in laga saaray Ajandaha Shirka Baydhabo Qodobkii Doorashooyinka.

Sababta looga saaray Ajandaha,ayaa lagu sheegay maadaama Puntland ay ka maqan tahay Shirka.

Shirkan oo markii hore qorshaysnaa in uu furmo 15-ka Bisha,ayaa kadib dhacay,waxaana maqaamkiisa hoos udhigay kasoo qaybgal la’aanta PL.

  1. Jibril Qoobey.