Video:-Gudiga Doorashooyinka Puntland oo soo gabagabeeyay diiwaangelinta Codbixiyayaasha

Goor-dhow la soco Shir-jaraa’id oo Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ay ku qabteen xaruntooda dhex ee Garowe kuna soo xireen Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka Qof iyo Codka ah ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka