Video:-Tirada Dadka isdiiwaangeliyay Ee Puntland oo la shaaciyay

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga ayaa shaaciyay wadarta guud ee liiska horu-dhaca ah ee Diiwaangelinta codbixiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka Puntland ee Diiwaangelintu ka qabsoontay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka