Waxaa la joogaa xiligii la samayn lahaa Sanduukha horumarinta Puntland

Waa muhiim in la dhiso Sanduukha Horumarinta Puntland.

Puntland Trust Development Fund (PTDF).

Santuukhaas,waxaa loo samayn karaa Xarun dhexe iyo Gudi labada dhinac ee Puntland iyo Beesha Caalamka ah.

Si gaar ah xoghaynta Santuukhaas,waxaa la siin karaa Beesha Caalamka si loo helo hufnaan iyo is aaminaad.

Santuukhaas,waxuu xal unoqon karaa horumarka Puntland hiigsanayso.

Sidoo kale,waxuu soo afjarayaa lugooyada Dowlada Fadaraalka ee Mashaariicda horumarinta Puntland.

Dhaqaale xoog badan in la sameeyo waxay kor uqaadaysaa awooda Dowladnimo,Bulsho iyo saamayn ee Puntland.

Jibril Qoobey.