Video:-Falanqaynta Todobaadka Ee DSTV oo xiiso leh

1-Ciidamadii Ereteeriya Lagu Soo Tababarey Maxaa Kasoo Cusboonaadey?

2- Hantidii Danta Guud ee Dowlada Soomaaliya oo Baryahan Hadal Haynteedu Socotey Maxaa Kaaga Baxay?

3-Arinka Gedo iyo weftiga ku aadan Garowe.

4-Odoyaasha LC tagay iyo dagaalka.

5-PL iyo khilaafkii fadaraalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka