Somaliland oo Maraykanka ka codsatay in uu kala hadlo Puntland…

“Iyadoo ay jirto xaaladdan adag, dowladda Somaliland waxay codsanaysa taageerada Maraykanka si Puntland loogu qanciyo in ay joojiso dagaallamayaasha iyo hubka ka soo qulqulaya degaannadooda ee soo galaya Laascaanood”Ayaa lagu yiri war kasoo baxay SL.

Waa hadal jilicsan oo muujinaya jab Siyaasadeed iyo mid Mileteri oo soo gaaray  SL marka la barbardhigo Erayadii ay horay u adeegsan jirtay markay PL la hadlayso.

“Puntland hadaysan joojin faragelinta Xuduuda Jamhuuriyada SL,waxaa lagu murmi doonaa Garowe”Waa erayadii ay isticmaali jirtay SL.

 

Halkan ka akhriso warka kasoo baxay Somaliland:-