Baaq ku socda Garaadada reer Sool oo ku Aadan Ergayga Xasan magacaabay

Garaadada,waxaa laga rabaa in ay cadeeyaan mowqifkooda ku aadan in aysan qayb ka ahayn Sool,waxa loogu yeero Somaliland markale.

Ujeedka Xasan leeyahay waa Madax goosi iyo Gashaanti Aamuskaa lagu meheriyaa,taasna waa in la fashiliyaa.

Muuse,ayuu badbaadinayaa Siyaasiyan oo usamaynayaa Wado uu ka baxo.

Caalamka,waxaa la tusayaa in Sool ay hoos tagto hogaaminta Muuse Biixi.

Halganka Bulshada Sool waxuu rabaa in uu waxba kama jiraan ka dhigo.

Waa umuhiim qadiyada xiligan dul istaaga arinkaas iyo cadaynta in aysan khusayn magacaabida Cabdikariin Guuleed.

Jibril Qoobey.