Puntland oo canbaaraysay Ergayga Xasan Sh. Umagacaabay Hargaysa

Puntland,ayaa cambaareysay, ergayga Xassn Sh.u magacaabay wada hadalada Somaliland & Dawladda faderaalka.

“Xasan Shiikh wax siyaasad ah uma kordhin, mana garowsana Midnimada dalka”.Ayuu yiri W.Warfaafinta PL.

Wasiirka warfaafinta Puntland,ayaa ugu baaqay in Dowladda Faderaalka looga baahan yahay in ay taageero nooc kasta oo ay tahay ay siiso dadka deegaanada SSC, oo u taagan Midnimadii Somaliyed.

Warka PL kasoo baxay ee ku Aadan Ergayga Xasan umagacowday Hargaysa,waxuu dharbaaxo ku yahay qorshaha Jabuti buddhiga utahay.

Jibril Qoobey.