Video:-Muuse Biixi oo la Shir yimid Garnaqsi jilicsan oo aan waaqici ahayn

Muuse Biixi hogaamiyaha Maamulka SNM ee Hargaysa oo Caawa ka hadlay dagaalka Laascaanood,ayaa la shir yimid dood jilicsan oo aan jiha lahayn kana fog waaqiciga Sool ka taagan saakay.

Muuse,waxuu isku dayay in uu isku muujiyo Nin Nabad iyo wada xaajood raba,balse sida looga bartay markan oo kale,waxuu abaabulayaa guluf colaadeed oo cusub.

Puntland,ayuu uga dacwooday Dowlada Xamar kuna eedeeyay in ay dagaalka LC qayb uga tahay wax walba oo ay awooday.

Ma dhawa Muuse welina xaqiiqda uma dhaadhicin markaad hadalkiisa qiimayso,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka