Video:-Gudoomiyayaasha G iyo D Gudiga Doorashooyinka PL oo la dhaariyay

Waxaa saaka Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal uu dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland.