Video:-Madaxweynaha Tigreega oo ku dhawaaqay in uu dib ugu celin doono Ardayda…

Madaxweynaha Tigray Getachew Reda,ayaa sheegay in 2.4 Milyan oo Arday ah uu dib ugu soo celinayo iskuulada,hoos ka daawo muuqaalka.