Video:-Shiinaha oo ku dhawaaqay Dhoolatus Milleteri oo uu ka bilaabayo marinka Taiwan Posted By: Idil News Staff April 8, 2023 Shiinaha,ayaa ku dhawaaqay inuu saddex maalmood ka bilaabayo marin biyoodka Taiwan dhoolatus milateri,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook