Hoobiyayaal lagu weeraray Madaxtooyada Muqdisho Posted By: Idil News Staff April 9, 2023 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho,ayaa sheegaya in tiro Hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen Agagaarka Madaxtooyada Villa Somaliya. Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan. La soco wararkayga danbe. Share this:FacebookX