Video:-Xildhibaano ka tirsan Labada Gole oo soo jeediyay in talaabo laga qaado RW xigeenka

Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraaliga ah,ayaa war kasoo saaray hadalkii Ra’isalwasaare xigeenka Saakax.

“Ra’iisulwasaare ku xigeenka XFS Saalax Dastuurka iyo Midimada dalka ayuu ku xad gudbay,Talaabo deg deg ah halaga Qaado” Ayay ku yiraahdeen War saxaafadeedka Xildhibaanada.