Video:-Faysal Cali Waraabe oo sidii uu caanka ku ahaa Shir jaraa’id uqabtay Aflagaadaynta reer PL

Faysal waa Siyaasi u ordaya in uu Umadda reer Hargaysa hogaamiyo kana mid ah hormuudka wax laga waydiiyo mustaqbalka Dadkaas hadana aan la fahmi karin waxa uu ka hadlayo?

Erayo ay cuqdadeen,xumaan iyo nacayb ka buuxo,ayuu Shir jaraa’id ku qabanayaa.

Markaad si dhab ah uqiimayso waaqiciga Dadka Hargaysa,waxaa kusoo baxaya in ay khiyaali isku qanciyaan,waxaana sababaya Laba arimood oo kala ah..

1.Balwad soo jeed badan wadata oo sababtay Xanuunada Maskaxda ku dhaca.

2.Cuqdad iyo Xaasidnimo keentay in ay huuhaa isku qanciyaan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka