Faahfaahin Qarax ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo Posted By: Idil News Staff April 18, 2023 Qaraxa ka dhacay Galkacyo,waa dhanka Koonfurta ee Galmudug. Gaari ay leeyihiin Ciidanka Danab,ayaa lala eegtay Qarax ah kuwa la hago. Gaarigaas khasaaraha gaaray,waa Muraayada hore oo qaraxday oo uu ku dhaawacmay Hal Qof. Jibril Qoobey. Share this:TwitterFacebook