Somaliya maka faa’idaysan doontaa Mashaariicda ku dhow $2-Bilyan Ee loo qorsheeyay?

$1600-Milyan Mashaariic ku kacaysa,ayaa qorshaysan in Labada Sano ee soo socota lageliyo Somaliya.

$800-Milyan oo ka mid ah Lacagtaas,waa diyaar Sanadkan.

Waxay isku jiraan oo wax looga qabanayaa..

1.Deegaanka.
2.Waxbarashada
3.Caafimaadka.
4.Biyaha
5.Wadooyinka.
6.Tamarta.

Mashaariicdaas,waxay ku bilaaban karaan wada shaqaynta Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

Puntland waa Deegaanka ugu mudan markii laga tusaale qaato Amniga iyo udiyaarsanaanta Mashaariic horumarineed.

Caalamku markan waa usoo jeedaa Somaliya,gaar ahaan Maraykanka,waxaase dhici karta in aan laga faa’idaysan fursadaas.

 

Jibril Qoobey.