Adeeg cusub oo lagu soo kordhiyay isticmaalka Dekeda Garacad

Dekeda Garacad,waxaa ka bilowday khad rasmi ah oo Markab,kaasoo Labadii Todobaadba mar ka imaanaya…

Sharjah-Berbera
Ber-bera-Garacad.
Garacad-Muqdisho.
Muqdisho-Sharjah.

Horay,waxaa si rasmi ah ujiray Khad ka yimaada…

Cumaan-Garacad.
Garacad-Cumaan.

Maalinba maalinta ka danbaysa,waxaa kor isii kacaya adeegsiga Dekeda Garacad.

Sida la qiyaasayo 5-Sano kadib Garacad,waxaa ka dhoofi doona ama kasoo degi doona 40% Badeecadaha Geeska Afrika.

 

Jibril Qoobey.