Qalab lagu dhisayo Wadada Garacad-Goldogob oo kasoo degay Dekeda Garacad

Waxaa kasoo degay Dekeda Garacad Qalabkii lagu dhisayo Wadada Garacad-Goldogob oo muhiim u ah isticmaalka Dekeda.

Wadadan,ayaa hada dhismaheeda la bilaabayaa Wajiga koowaad oo ah Gsracad-Galkacyo oo ah 240-km.