Video:-Maxay Sudan ka badali kartaa ka baxsashada Xabsiga Ee Albashiir?

Milleteriga Sudan,ayaa xaqiijiyay in uu Xabsiga ka baxsaday Madaxweynihii hore Albashiir.

Hadaba ka baxsashada Xabsiga ee Cumar Albashiir maxay ka badali kartaa dagaalka iyo Siyaasada Sudan?,hoos ka daawo falanqaynta Aljazeera.

 

Halkan ka daawo muuqaalka