Maxaa kasoo baxay kulankii hogaamiyayaasha Wadamada Ciidamadu ka joogaan Somaliya? Posted By: Idil News Staff April 27, 2023 Hogaamiyayaasha Wadamada ay Ciidamada ka joogaan Somaliya,ayaa isku raacay in la sii wado dhimista Ciidamada ATMIS ee Somaliya. Share this:TwitterFacebook