Dowlada Imaaraadka iyo Madaxweyne Xasan Shiikh Oo kala tagey

Imaaraadku waa ka baxay garabka Xasan Shiikh,sida ay sheegayaan Ilo xog ogaal ah.

Waxaa iska hor yimid danihii imaaraadka iyo danaysigii Xasan ee Masar,Qatar iyo Sacuudiga,waxayna u arkeen Nin aan la aamini karin.

Haatan,iyagoo ka jawaab celinaya hab dhaqankiisa,waxay Axmed Madoobe uga damaanad qaadeen Itoobiya oo geeyeen Adis.

Sidoo kale waxay heshiisiinayaan Deni iyo Axmed Bisha danbe,sida xoguhu sheegayaan.

Hadafka Imaaraadku waa in ay isku dubaridaan isbahaysi xoog leh oo la loolami kara Villa Somaliya.

Jibril Qoobey.