Video:-Maxaa udanbeeyay dagaalka Ukrain?

Ruushka ayaa dhowr gantaal iyo madaafiic ku garaacay dalka Yukreen, waana weerarkii labaad ee dhacay inta aanu waagu baryin labaddii maalmood ee lasoo dhaafay.

Hal qof ayaa ku dhintay gobolka Kherson iyo 25 qof – oo ay ku jiraan saddex carruur ah – ay ku dhaawacmeen Dinibrobetrofiski.

Ciidamada qalabka sida ee Yukreyn, ayaa sheegay in 15 ka mid ah 18 gantaal oo la riday ay qabteen hannaanka difaaca cirka ee dalkaasi.

Mid kamid ah bartilmaameedyada ugu muhiimsan, ayaa waxay ahayd magaalada Baflohrad oo u dhow Dinibro – sarkaal katirsan kuwa Ruushku uu geeyey halkaasi, ayaa sheegay in agabkii weerarka Yukreyn la garaacay,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka