Golaha Wasiirada Puntland oo meelmariyay wax ka badalka tirada Xisbiyada

Golaha Wasiirrada Puntland,ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in la kordhiyo Xisbiyada Siyaasadeed ee Doorashada Golayaasha Deegaanka ku soo baxaya.

Waxaa laga dhigayaa 5-Xisbi halka markii hore ay ka ahaayeen Sadex Xisbi.

Waxaa la laalayaa Qodobka 46’aad Ee Dastuurka Dowlada Puntland.

Jibril Qoobey.