Video:-Saami iibsiga Dekeda Garacad oo la furay

default

 

Waxaa la furay Saami ka iibsashada Dekeda Garacad ee gaar oo ka mid noqo kuwa nasiibka uyeeshay in ay Mulkiilayaasha ka mid ahaadaan.

100 Share A “Boqol Saami”,ayaa la furay,waxaana ka faa’iidaysan kara dhaman Umada Somaliyed.

Saamiga A waa Boqol Kun oo dolar qiimihiisu,balse hadaadan haysan kaligaa la Shiraakoow Dad badan.

Garacad waa Dahab Maanta aadan beri fursad uheli doonin Iibsiga Saamigeeda.

 

Halkan ka daawo muuqaalka