Faallo:-Maxay yihiin Shaqooyinka Deni hayo Ee muhiimada leh?

Deni muhiim gaar ah uma ahan Puntland,waxaase noo muhiim ah shaqooyinka uu hayo..

1.Dagaalka SNM.
2.Dagaalka Xasan Shiikh.
3.Dimuqraadiyada socodsiinteeda.

Sadexdaas Qodob ka miro dhalintooda Deni waa ku garabgalaynaa.

Siyaasigii ka hor yimaada,waxaa soo diray Xasan,waana la diriraynaa.

In uu Xasan hadlo waxay noo ahayd fursad weyn oo siyaasi saakay,taasoo midaysay Dadkayaga oo ka shiftay qorshe khatar ahaa oo lala damacsanaa PL.

Xasan iyo Geelle qorshahooda Beel la dirirka ah,waxaa hor istaagi kara Deni ee aan garabsiino.

Jibril Qoobey.